Alexander Litvinenko: wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa hayada sirdoonka Ruushka ee KCB, balse si hoose ugu biiray hayada Sirdoonk ingiriiska ee MI6 sannadkii 2006-dii. Sirdoonka dalka R…
Jariidad kasoo baxda dalka England ayaa waxay qortay in Tababare Klop p uu diiday Dalab uga Yimi labada kooxood ee Man United iyo Real madrid. Jariidadu waxay Qortay in klop markii uu ka Yimi D…
Iran Caasimada: Tahran Tirada Dadka: 78,192,200 Baaxada Dhulka: 1,684,195 km^2 Millitary Budget: 14$ billion GDP Percentage: 2.5% Ciidanka Shaqo gala: 550,000 Ciidanka Kaydka: 350,000 …
Raysul wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed ayaa ku guulaystay jaaisada Caalamiga Ee nobel peace price. Jaaisadan ayaa waxa lagu siiyay hawlaha nabadeyn ee qaarada Afrika oo uu si weyn uga qay…
Madaxweynaha Dawlada Turkiga Rajab Dayib Erdogan wuxuu si cad u sheegay inaan xukuumada Turkia aanay joojin doonin hawlgalka ay ka wado waqooyiga Suuriya ee la magac baxay "منبع السلام&quo…
Xoghayaha Difaaca dawlada Maraykanka Mark esper ayaa maanta si rasmi u sheegay in dawladiisu ay ciidan gaadhaya 3000 oo askari ay u diri boqortooyada Sucuudiga kadib dalab uga yimi Amiirka sucu…
Maalin walba waad isticmaashaa adeega internetka balse wali lacagi makaa soo gashay? Haday Jawaabtu tahay "maya" fadlan akhriso maqaalkan. Sidee baa lacag gaadhaysa 100$ ugu shaqayn…
Sidee baad lacag uga samayn kartaa Internetka? Waa suaal ay badiyaa is waydiiyaan dhalinyaradena soomaaliyeed iyagoo raadinaya fursado shaqo oo ay ku kobciyaan noloshooda. Hadaba intaan suaasha…
Cayayaankan waxa laga helaa geedaha Tiinka Waxaa laga yaabaa in aad ka yaqyaqsootid marka aad maqashi dad cuna cayayaanka, balse xaqiiqda ayaa waxa ay tahay in aad cuntay cayayaanka marar b…
Ardul Saafiliin Qoraa: Axmed Khaalid Mustafe Dhamaan dadka iyo sheekooyinka ku xusan buugan waa kuwa xaqiiq ah, sidoo kale dhamaan xaqiiqooyinka cilmiga ah waa kuwo laga soo dheegtay cilmiga …
Arar Jaamac ada Caalamiga ah ee Melbourn e ayaa waxay bixinaysaa Deeq waxbarasho dhamaystiran, Deeqdan ayaa waxa loogu talo galay Ardayda heerka Masterka iyo PHD. Hadaba Jaamacadan oo ka mi…
Dawlada Kuuriya ayaa sanad walba waxay bixisaa tiro deeqo waxbarasho ah ee heerka Waxbarasho Jaamacdeed ee degree iyo Higher studies oo ah Master iyo PHD, Si loo xoojiyo is dhexgalka bulshooyink…
Jariidada British Magazine ayaa waxay Soo saartay maqaal ay ku qaadaa dhigayso dalalka ugu waxbarashada Jaban aduunka iyadoo sidoo kale sheegtay labada dal ee ugu qaalisan oo kala Ah.. Kuuriya …
TAXANAHA GANACSIGA IYO GANACSADAHA Taxane #1: Aragtida (Araga)-Ka warhaynta suuqa (Maqalka)-Hogaanka (Madaxa)…wuu sii socdaa…… Ganacsigu sida caadiga ah waxa uu ka bilowdaa riyo,laakiin riya…
Social Plugin