Socialize

Klopp oo diiday Real madrid iyo Manchister united?


Jariidad kasoo baxda dalka England ayaa waxay qortay in Tababare Klop
p uu diiday Dalab uga Yimi labada kooxood ee Man United iyo Real madrid.
Jariidadu waxay Qortay in klop markii uu ka Yimi Dortomund in labada kooxood ay codsadeen inuu tababare u noqdo balse u diiday, sababta uu u diiday ayaa ah in labadan kooxood ay ù jeedkooda koowaad tahay lacag ee aanay wax muhiimada ka lahayn kubada iyo ciyaartoyda.

Post a Comment

5 Comments