In the realm of cinema, few genres capture the complexities of human emotions as poignantly as sad love stories. These films delve into the highs and lows of romantic relationships, weaving narrative…
Saacadu waa 9:30 hapeenimo, waxan dhex fadhiyay qolkayga markii aan maqlay garaac xoogan oo ka imanaya albaabka...dhakhso ayaan usoo kacay, deg deg ayaan u furay albaabkii...balse cidna ma joogi…
Ardul Saafiliin Qoraa: Axmed Khaalid Mustafe Dhamaan dadka iyo sheekooyinka ku xusan buugan waa kuwa xaqiiq ah, sidoo kale dhamaan xaqiiqooyinka cilmiga ah waa kuwo laga soo dheegtay cilmiga …
Xer ama Xeraw hadaad maqasho ,waxaa markiiba maskaxdada kusoo dhacaaya in ay tahay koox Dineed isu urursatay in ay bartaan ama ay dadka baraan aqoonta iyo barashada Diinteena Islamka ah. …
(keliya waxaan sheegi karaa in toban sano jirkeygoo mayd aan waxba dhaamin uu yaalay isaga oo aan daboolneyn god ku yaala Deegaanka Arizona ee dalkaasi Mareykanka). Akhristayaal waa sheeko x…
Intaanay Cawrali hadalkii bilaabin ayaa wagii sagliyey oo wadaad doonnida saarnaa aadaamay oo yiri, “ Allaahu akbar allaahu akbar, ashahadduu an laa Ilaaha Illalaahu wa asahaddu anna muxamadan …
Social Plugin