Caadooyinka Guurka ee La yaabka Leh Bulshooyinka aduunka ku nool way kala duwan yihiin diin ahaan, midab ahaan iyo waliba luqad ahaan sidaas si la mid ah waxay leeyihiin dhaqamo iyo caa…
Dalka: USA (US) Turkey (TR) Caasimada: Washington Ankara Population: 324 527 000 79 814 871 Area: 9 857 306 km 2 783 562 km 2 Qarashka Ciidanka: 610 billion $ 18,2 billion $ Miisaaniyad…
Alexander Litvinenko: wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa hayada sirdoonka Ruushka ee KCB, balse si hoose ugu biiray hayada Sirdoonk ingiriiska ee MI6 sannadkii 2006-dii. Sirdoonka dalka R…
Jariidad kasoo baxda dalka England ayaa waxay qortay in Tababare Klop p uu diiday Dalab uga Yimi labada kooxood ee Man United iyo Real madrid. Jariidadu waxay Qortay in klop markii uu ka Yimi D…
Iran Caasimada: Tahran Tirada Dadka: 78,192,200 Baaxada Dhulka: 1,684,195 km^2 Millitary Budget: 14$ billion GDP Percentage: 2.5% Ciidanka Shaqo gala: 550,000 Ciidanka Kaydka: 350,000 …
Raysul wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed ayaa ku guulaystay jaaisada Caalamiga Ee nobel peace price. Jaaisadan ayaa waxa lagu siiyay hawlaha nabadeyn ee qaarada Afrika oo uu si weyn uga qay…
Madaxweynaha Dawlada Turkiga Rajab Dayib Erdogan wuxuu si cad u sheegay inaan xukuumada Turkia aanay joojin doonin hawlgalka ay ka wado waqooyiga Suuriya ee la magac baxay "منبع السلام&quo…
Xoghayaha Difaaca dawlada Maraykanka Mark esper ayaa maanta si rasmi u sheegay in dawladiisu ay ciidan gaadhaya 3000 oo askari ay u diri boqortooyada Sucuudiga kadib dalab uga yimi Amiirka sucu…
Maalin walba waad isticmaashaa adeega internetka balse wali lacagi makaa soo gashay? Haday Jawaabtu tahay "maya" fadlan akhriso maqaalkan. Sidee baa lacag gaadhaysa 100$ ugu shaqayn…
Sidee baad lacag uga samayn kartaa Internetka? Waa suaal ay badiyaa is waydiiyaan dhalinyaradena soomaaliyeed iyagoo raadinaya fursado shaqo oo ay ku kobciyaan noloshooda. Hadaba intaan suaasha…
Rai'sul wasaarihii dalka Lubnaan Sacad al-Xariri ayaa ku dhawaaqay in uu iscaslay taasi oo noqotay tillaabo lama filaan ah. Mr Xariiri ayaa sheegay in uu u baqayo naftiisa islamarkana ay taa…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa markale weeraray xeer illaaliyaha guud ee dalkaasi Jeff Sessions xili ay madaxweynaha ku furanyihiin baaritaanno la xiriira in uu Ruushka garab ka heley xiligii door…
Xili ay aad usoo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo suurtogalin kala in internetka aanan la jabsan karin. Barnaa…
Hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa gaaray heshiis sharciyeed si aad ah u xaddidaya awoodda madaxweyne Trump ee ah inuu cunaqabateynta ka qaado Ruushka. Aqalka…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafti uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u …
Dowlada Qatar ayaa sheegtay in Maxkamada Caalamiga ah u gudbin doonto dacwo ka dhan ah afarta wadan ee xayiraada kusoo rogay. Qatar ayaa sheegtay inay diyaarineyso dacwo ka dhan ah Xulafada Sa…
Maraykanka ayaa ku dhawaaqay cunoqabatayn cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah oo uu ku soo rogay Iran, taas oo ka dhalatay barnaamijkeeda gantaalaha ballistic-ga ah waxaanu ku eedeeyey in uu barnaami…
Waxa la ogaaday in madaxweyne Donald Trump ku la kulmay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, mar kale oo aan la sheegin shir madaxeedkii G20 ee bishan dhacay. Waxa ay labada nin yeesheen kulan…
Saraakiil sarsare oo Ruushka iyo Mareykanka ka kala socda ayaa waxaa wada hadallo diblomaasiyadeed ay ku yeesheen magaalada Washington, iyagoo ka wada hadlay muranka ka taagan labo xarun oo …
Saraakiil ka tirsan sirdoonka dalkan Mareykanka ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay ay abaabushay jabsashaddii loogu dusay bogga internetka ee wakaaladda wararka ee Qatar. Wakaaladd…
Social Plugin