Socialize

10-ka Dal ee Ugu Waxbarasho Jaban



Jariidada British Magazine ayaa waxay Soo saartay maqaal ay ku qaadaa dhigayso dalalka ugu waxbarashada Jaban aduunka iyadoo sidoo kale sheegtay labada dal ee ugu qaalisan oo kala Ah..
Kuuriya & Australia

Hadaba 10-ka dal ee ugu waxbarasho Jaban waa:
1.Pakistan - 1654$ Sanadkii
2.Bangeladish - 1,965$ Sanadkii
3.Argentine - 3,312$ Sanadkii
4.Norway - 3,369$ Sanadkii
5.Poland - 3,554$ Sanadkii
6.Slovenia - 5,085$ Sanadkii
7.Rusia - 5,313$ Sanadkii
8.Ukrain - 5,480$ Sanadkii
9. India - 5,588$ Sanadkii
10.Slovakia - 5,761$ Sanadkii

Thanks.👍

Post a Comment

0 Comments