Socialize

Deeq Waxbarasho Dalka Australia


Arar

Jaamacada Caalamiga ah ee Melbourne ayaa waxay bixinaysaa Deeq waxbarasho dhamaystiran, Deeqdan ayaa waxa loogu talo galay Ardayda heerka Masterka iyo PHD.
Hadaba Jaamacadan oo ka mid ah jaamvadaha aduunka ugu tayada wanaagsan, ayaa minxadan bixisa hal mar sanadkiiba iyada oo ay minxadu leedahay mudo kooban oo ay kusoo xidhanto.

 Faaidada Mixada

1-Full scholarship
2-Mushahar bille ah oo gaadhaya 1350$
3-Free transportation 
4-Adeeg caafimaad bilaash ah

 Shuruudaha Minxada

  • inaad Dalab waxbarasho aad u dirsatay Jaamacada Melbourne
  • in lagaa Aqbalay dalbkii aad dirsatay
  • inaanad sidan Australian Passport
  • inaad dhamaysay heerka waxbarasho ee Bachelor Degree.

Macaayiirta lagu dooranayo 

  • Waxaa la eegayaa Natiijada Heerkaaga waxbarasho. 
  • Dalka Aad kasoo jeedo
  • Luqada 


Post a Comment

2 Comments