Socialize

Erdogan: Ma joojin doono Hawlgalka Suuriya


Madaxweynaha Dawlada Turkiga Rajab Dayib Erdogan wuxuu si cad u sheegay inaan xukuumada Turkia aanay joojin doonin hawlgalka ay ka wado waqooyiga Suuriya ee la magac baxay "منبع السلام" .
Iyadoo ay isisoo tarayaan hanjabaadaha ka imanaya dawlada maraykanka iyo dawladaha Europe hadana Turkigu wuxuu sheegay inaanu marnaba aanu hawlgalkaas hakinayn.
USA ayaa Turkigu ugu hanjabtay hadii hawlgalkaa la joojin waayo in Turkiga cuno qabatayn Dhaqaale la saari doono.

Post a Comment

0 Comments