Socialize

sida loo soo dejisto filimaan free ah


Dad badan oo taageera filimaanta ayaanay usuurtoobin inay helaan filimaanta cusub.
Balse bushaareysta kooxda Ogaansho ayaa maanta idiin haysa website aad ka soo download gareysan karto filimaanta kuwii ugu dambeeyay:

1.marka ugu horeysa waa inaad soo download gareysataa "Utorrent" ama "Bittorrent"
Download utorrent : http://www.utorrent.com/intl/nl/downloads/complete/os/win/track/beta
Download bittorrent : http://www.bittorrent.com/downloads/win

2.kadibna waxaad galaysaa website magaciisa la yiraahdo :http://www.torrentbutler.eu/
3.kadib waxaa aad kudul dhufanaysaa filimka aad rabto dabadeedna download and it's done

Post a Comment

1 Comments

  1. ad baad uGu mahadsantahay waxaan websiteka ka helay filimaan badan oo cusub sida kong fu panda 3 and ninja mutant

    ReplyDelete