Socialize

Xaqiiqooyin yaab leh oo ku saabsan: Donald trump

Xaqiiqooyin ku saabsan Donald Trump



Donald John Trump oo noqday madaxweynihii 45 ee dawlada maraykanka marki uu doorashada (january/20/2016) uu ka guulaystay mrs hillary clinton waana nn millioner ah iyo ganacsade caan ka ah gudaha dalka maraykanka.
waxa jira xaqiiqooyin yaab leh oo ku saabsan Donald Trump waxaana ka mid ah:

1.musalsalka simpson ee 2000 soo baxay ayaa xalqad ka mid waxay si toos ah u saadaalisay in Donald Trump uu madaxweyne noqon doono.






2.Trump waxaa uu qabaa buufiska jeermiska wuxuuna aaminsanyahay haddii uu qof salaamo in jeermis iyo bakteeriya laysugu gudbiyo haddii uu salaamana markaba gacanta wuu kala noqdaa.




3.Trump waligii ma uu cabin khamri ama wax maandooriye ah sida xashishada




4.Trump dhalinyarnimadiisii waxa uu cyaari jiray kubada cagta wuxuuna ahaa difaac





5.intaan la dhisin dabaqa dubai dabaqa aduunka ugu dheer waxaa lahaa Trump wuxuuna ku yaalaa manhatan.


Thanks








Post a Comment

0 Comments