Socialize

MAXAA LO'DA DHABARKA LOOGA DALOOLIYAA?

sanadahan dambe waxa soo badanayey xoola dhaqatada lo'da dhaqata in ay dalool weyn ay ka dalooliyaan lo'da caloosheeda halkaas oo laga arkayo sida uu dheefshiidku u socdo waliba cawska ugu wanaagsana lagu ogaanaayo.

hadaba si kasta ha ahaate khuburo markii la weydiiyey arintan waxa ay yiraahdeen sidani lo'da faa'ido ayay u leedahay sababtoo ah hadii ay xanuunsato dhakhso ayaa dawada loo siinayaa oo calooshaa loogu ridayaa waliba lo'du wax dhib ah kuma hayo daloolkani.

Hadaba ra'yigaaga ka dhiibo ma horumar baad u aragtaa mise ku xad gudub lagu xad gudbey alle abuurkiisa iyo waliba xuquuqda xoolaha.

Post a Comment

1 Comments