Socialize

Hel lacag 100$ maalin walba adigoo guriga jooga

Maalin walba waad isticmaashaa adeega internetka balse wali lacagi makaa soo gashay?
Haday Jawaabtu tahay "maya" fadlan akhriso maqaalkan.



Sidee baa lacag gaadhaysa 100$ ugu shaqayn kartaa maalintii?
Waxba hayla yaabin waa arin iska caadi ah inaad maalin walba ku shaqayso 100$ sababtoo ah waxa jira dad maalintii ay soo gasho lacag gaadhaysa 1000$ iyagoo wax rafaad ah arag.
Kaliya waa inaad haysataa internet iyo computer/mobile.

Google Adsense

Si aad lacag uga faaido Google Adsense waa inaad samaysataa Youtube channel ama Blogger, Kadib waa inaad dad akhrista ama Daawada waxaad soo galiso.
Ogsoonow inaad lacag ka badan 100$ aad ka samayn kartid Google adsense, laakiinse samir bay u baahan tahay si aad u gaadho hadafkaaga.

Qofkii raba in Blogger loo sameeyo Fadlan message me.

Text Links


100$ ee ugu horeeyay waxaan ka Faaiday Text links.
Hadaba waa maxay Text links?
Badi dadka akhriya maqaalada ay soo gashaan websiteska waaweyn waxay ku arkeen kalmad highlight ah ama la muujiyay.
Waxa jira shirkado waaweyn oo lacag kugu siinaya inaad text ama qoraalkaaga aad link soo dhex galiso.

Affiliation


Hadaad goobahaga Social media aad kusoo xayaysiisi bideecoyinka kala duwan ee ay shirkadi leedahay, qof walba oo iibsada badeecoyinkaa waxaad ka helaysaa 20% or 30%.
Micnaha hadii uu qofku iibsafo badeecad 1000$ waxaad helaysaa 300$ oo dilaal ah.
Shirkadaha ugu wanaagsan uguna runta badan ee adeegan bixiya waxa ugu horeeya:


Online Courses

Hadii aad Tahay qof ku wanaagsan waxbarashada ama aad tahay macalin waxaad samayn kartaa inaad bixiso casharo online ah oo qiimahoodu midba nooc yahay.

Translation Job


Hadii aad tahay qof ku wanaagsan luqadaha, waxaad samayn kartaa inaad tarjumto documentiyo adigoo kubqaadanaya lacag u dhaxayso 100-250$

Post a Comment

4 Comments