Jariidad kasoo baxda dalka England ayaa waxay qortay in Tababare Klop p uu diiday Dalab uga Yimi labada kooxood ee Man United iyo Real madrid. Jariidadu waxay Qortay in klop markii uu ka Yimi D…
Iran Caasimada: Tahran Tirada Dadka: 78,192,200 Baaxada Dhulka: 1,684,195 km^2 Millitary Budget: 14$ billion GDP Percentage: 2.5% Ciidanka Shaqo gala: 550,000 Ciidanka Kaydka: 350,000 …
Raysul wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed ayaa ku guulaystay jaaisada Caalamiga Ee nobel peace price. Jaaisadan ayaa waxa lagu siiyay hawlaha nabadeyn ee qaarada Afrika oo uu si weyn uga qay…
Madaxweynaha Dawlada Turkiga Rajab Dayib Erdogan wuxuu si cad u sheegay inaan xukuumada Turkia aanay joojin doonin hawlgalka ay ka wado waqooyiga Suuriya ee la magac baxay "منبع السلام&quo…
Xoghayaha Difaaca dawlada Maraykanka Mark esper ayaa maanta si rasmi u sheegay in dawladiisu ay ciidan gaadhaya 3000 oo askari ay u diri boqortooyada Sucuudiga kadib dalab uga yimi Amiirka sucu…
Maalin walba waad isticmaashaa adeega internetka balse wali lacagi makaa soo gashay? Haday Jawaabtu tahay "maya" fadlan akhriso maqaalkan. Sidee baa lacag gaadhaysa 100$ ugu shaqayn…
Sidee baad lacag uga samayn kartaa Internetka? Waa suaal ay badiyaa is waydiiyaan dhalinyaradena soomaaliyeed iyagoo raadinaya fursado shaqo oo ay ku kobciyaan noloshooda. Hadaba intaan suaasha…
Social Plugin