Socialize

Mandaqada 51 ee maraykanka

Waxa dhici karta qaar ina ka mid ahi inay maqleen mandaqada 51 balse maxaynu ka naqaanaa mandaqada 51!!.
Mandaqada 51 waa saldhig ciidan oo mareykan ah kaasoo ay mamnuuc ka yihiin media iyo waliba shacabkuba sida la sheegay waxay ku taalaa koonfurta gobolka "Nevada" ee maraykanka.
Mandaqada 51 waa mandaqad sir ah oo loo ogalayn xitaa ciidanka kuwiisa ugu sarsareeya inay galaan.
Hdaba suaashu waxa eeyaan maxaa madqada 51 lagu sameeya ma lagu qabtaa, maxaase jooga?
mandaqada 51 sida ay dadka badankiisu u badiyaan waxa lagu hayaa ama ku xidhan "Aliens"
kuwaas oo ay dawlada mareykanku qariso.
halka ay dad kale ay yiraahdaan waxu lagu hormarinayaa qunbulada haydrojiniga "hydrogen bomb"taasoo 25 ka xoog weyn nuclearka.
Halka ay dad dhahaan waxa lagu sameeyaa diyaaradaha "Ghost"loo yaqaano.
Hadaba waxaas oo dhan ma garaneyno wax lagu sameeyo balse mandaqada 51 wax sawir ah lagama hayo aan ahay sawir uu dayax gacmeed ka qaadey balse iminka dawlada mareykanku waxey ka dalbatey dayax gacmeedada inay joojiyaan sawirada ay ka qaadayaan mandaqada 51.
Hadaba adigu maxaad ka aaminsantahay mandaqada 51?mase taqaaney hadda ka hor?
Ra'yigaaga dhiibo

Post a Comment

0 Comments