Socialize

Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi?

waa kuma nimanka suudh madoobayaash ahi?
hadaba kulankii ugu horeeyay ee lala kulmo nimanka suudh madoobayaasha waxey ahayd sanadkii 1947 ayaa nin bad mareena ahi oo lagu magacaabi jirey "Harold Dahl" inuu arkey saxan u eeg baalasha diyaaradah oo ku dul dhacaya xeebaha siyaatal oo waliba uu dhaawac kasoo gaadhey shucaacii eygiisiina uu ku dhintay Harold sawiro ayuu ka qaadey uu ku xaqiijinayo balse isagoo isla meeshii jooga ayaa waxa u yimid nin wata suudh madow oo koofiyadiisii wata kaasoo ka dalbadey inaanuu cidna usheegin waxa uu arkey isla markaana ka dalbadey inuu sawirada siiyo.
Dad badan ayaa aaminsan inay u shaqeeyaan xukuumada dalka mareykanka waliba markii la sameeyay filimkii "Men In black"taasoo dhalisay eedeemo iyo dhaleecooyin dusha laga saaro dawlada mareykanka ilaa markii dambe dawlada laftigeedu ay iska shakidey.
Hadaba nimankaa suudh madoobayaasha ah ma wax run ah baa maxaase qofkasta oo waxaas arkey u yiraahdaa sawiro ayaan ka qaadey oo nimankaa ayaa iga qaadey oo waliba igu yiri keen,mise waa dacaayad dawlada mareykanka lagu dacaayadeynayo.

Hadaba idinku rayigiina ka dhiibta ma jinbaa mise waa insi?



Post a Comment

3 Comments