Socialize

Ronaldo iyo Real!!!


Xidiga kooxda Real Madrid a Cristiano Ronaldo ayaa so kadiso ah u go'aansaday inuu ka huleelo kooxdiisii Real Madrid halkaas oo uu joogay mudo 9 sano ah.
Wali lama hubo waxa sababay in xidigu uu ka tago kooxdiisa iyada oo uu waliba champion league uu LA qaaday kooxdiisa.
Ronaldo ayaa waxa uu bar tilmaameed ka dhigtay kooxda reer Italy ee Juventus halkaas oo uu kasii wadi doono hanaankiisa kubada cagta.

Post a Comment

0 Comments