Socialize

10 ka dal aduunka ugu waxbarashada wanaagsan.



Qarniyadii ugu danbeeyey hubka qudhee layu adeegsado ayaa ahaa aqoonta iyo maskaxda oo layska gumaysto .10 ka dal dunida ugu waxbarashada fiican maaha heer jaamacadeed uun waa dhamaan heerarka aqoonta sida dugsiyada college yada iyo jaamacada .dhamaan wixii ku abtirsada aqoon.waxaa dhicikarta marka laga hadlaayo aqoon iyo waxbarasho inaad ka fakarto Europe iyo america hadaba xagey kagaleen liiskan .

Sida loo qiimeeyey iyo waxyaabaha lagu so xulay

.wadamada bariga asia waa kuwa hogaaminaaye waxbarashada dunida .south korea waa dalka darajada ugu sareya .waxa ku xiga jaban Singapore[3] and hong kong[4]
dhamaan wadamadan.nidaam yadooda waxbarasho waxay galiyeen dadaal waxay ku bixiyeen maaliyad sidokale waxay leeyihiin dhaqan adag oo ixtiramaaya waxbarashada .isla xisaabtanl.



.Wadamada Scandinavian ka .dhaqan ahaan waa kuwo ku adag dhaqankooda sanadkan 2014 waxay lumiyeen kaalinta kobaad taso hogaaminaysay finland waxaanay ku dhacday kaalinta 5aad.

wadamada hurumaray liiskan waxay ka galeen qaybta ugu hoosaysa .alka indonesia ay gashey kaalinta 40aad garamada adoonka ugu waxbarashada fiican .

waxaa nasiib daro ah 40kan wadan ee dunida ugu waxbarasho wanaagsan kuma jiro wadan afircan ah.



Kala saraynta heerka aqooneed ee wadamada aduunka

1.South Korea
2.Japan
3.Singapore
4.Hong Kong
5.Finland
6.UK
7.Canada
8.Netherlands
9.Ireland
10Poland


waxaa nasiib daro ah 40kan wadan ee dunida ugu waxbarasho wanaagsan kuma jiro wadan afircan ah

Post a Comment

2 Comments