Socialize

Maasuuniyad

"Waxaan doonaynaa in Dunida inaga naloo Daba fadhiisto, waxaan rabnaa inaan dunida a an usii diyaarino boqorkaynii maqnaa"
Hadalkan kor Ku qorani waa mid ka mida masuuliyiinta maasuuniyada hadalkiisa.

Maasuuniyadu waa Urur caalami ah oo qarsoon oo LA aaminsanyahay in kumanaan sanno ka hor LA asaasay, waxa LA yidhaahdaa dhamaan nimanka masuuliyiinta caalamku waxay xubno ka yihiin Ururkan.
Ururkani waxay:
1.media
2.Dollar currency
Iyo waxyaabo kale oo badan. 

Post a Comment

0 Comments