Socialize

10 xaqiiqo aanad hore u aqoon


1. Waqtiga ugu badan ee ay digaagadu duuli kartaa waa 13 ilbiriqsi.
2. Gobolka Ohio ee wadanka Maraykan-ka jiirka ma dili kartid adiga oon haysan liisanka ugaadhsiga jiirka (License).
3. Marka aad hindhisto dhamaan xubnaha jidhkaagu way istaagayaan, xataa wadnahaaga.
4. Coca Cola bilawgiisii hore midabkiisu wuxuu ahaa Akhtar.
5. Marnaba ma leefi kartid suxulkaaga (Elbow).
6. Canada waa kalmad hindiya asal ahaan oo macnaheegu yahay tuuladii waynayd.
7. In kabadan 200 oo milyan oo qof ayaa $1 wax kayar kunool maalintii.
8. Sadex meeloodow meel afduubka logula kaco dadka waxaa uu ka dhacaa wadanka Columbia.
9.  Daanyeerka ayaa sannad kaste waxa uu laayaa in kabadan inta ku dhimataa shilalka diyaaradaha.
10. Qofka caafimaadka qaba waxa uu wadnihiisu garaac sameeyaa in kabadan 1000 jeer maalin kaste.

Post a Comment

0 Comments